In ka badan 20 Shaqo oo ka banaan Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska Dowladda Soomaaliya (Fadlan ka Faa’iideyso)

Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu bishaaraynaysa Shacabka Soomaaliyeed in ay u hayso Fursada Shaqo taasoo taasoo ka banana wasaradda . Hadaba Wasaaradda ayaa sidoo kale ka go’an in ay shaqaaleysiiso Shaqaale kala duwan oo loo dhan yahay kuwaasi oo kamid noqda  shaqaalaha   rayid ah  ujeedkiisu yahay inuu si fiican … Continue reading In ka badan 20 Shaqo oo ka banaan Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska Dowladda Soomaaliya (Fadlan ka Faa’iideyso)